Qeexid

"Dareen nacayb iyo isdiidmo ku jira oo laba qof ama ka badan isu hayaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga colaad oo kali ah:
  • Dagaaladan ayaa daba socda weeraro labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaanada Buula Banaan iyo Geeda Barkaan oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar halkaas oo mudo bilooyin ah isku colaadinayeen laba beelood oo deris ah.
  • Markiiba si xoog badan ayuu u dareeriyay dagaaladii dhex mari jiray reerkooda iyo reerro kale oo isku madhay, oo boqolaal iska dilay, anaga wuxuu noo soo raray goobihii dagaalada; jawigii iswareysiga wuxuu u rogay goob dhiilo iyo colaad ka aloosan tahay.