Qeexid

"(u) Koox dad ah oo hubeysan."

Qeexid Kale

(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.

Qeexid Xigta

Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga col oo kali ah:
  • Gudoomiyuhu waxa uu intaas ku daray in ay Qiimeynayaan Derisnimada iyo Wadanoolaanshaha Labada Magaalo oo ku yaal Xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo uu sheegay in aysan Faa'iido ugu jirin Colaad iyo in xiligaan Dhibaato laga Dhex Abuuro.
  • Dabadeed maskii oo dareensan aanada iyo aarsiga uu ninku damacsan yahay ayuu yiri: Ninyahow, inta aad madigaagii xusuusato aarsi iyo colaadi kaa bixi maysto, ana inta aan gudinta geedka ku dhaaban arkayo haka yaabin inaan ku aamino oo godka ka soo baxo.