Qeexid

"Si xushmad iyo qaddarin leh oo cid wax loo weyddiisto. ld codsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codsi oo kali ah:
  • WFP oo codsi u dirtey dowlada Kenya QM ayaa codsi u dirtey xukuumada Nairobi si gargaar loo gaarsiiyo Somali gareysa 100,000 kuwaas oo ku nool xuduuda u dhexaysa Somalia iyo Kenya.
  • Mudane ayaa diiday codsiga xeer-ilaalinta, halka ay 4 Mudane ogolaadeen, sidoo kalena ay 8 Mudane ayaa ka aamusay, kadib markii uu goluhu cod gacan-taag ah u qaaday codsiga xeer-ilaalinta.