Qeexid

"ld codsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codsad oo kali ah:
  • Dowladda Ugandha ayaa sheegtay iney ciidamo kale oo dheeraad ah u direyso dalka Soomaaliya hadii ururka Midowga Africa uu ka codsado.
  • Abdulaahi ayaa sidoo kale ka-codsadey Jaaliyada Puntland ee Uk dagan iney taageero u muujiyaan Marwo Sahro maadama ey mudan tahay in-lagu taageero barnaamijka weyn oo ey ololaha ugu jirto.