Qeexid

"Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codo oo kali ah:
  • Hase yeeshee wargeysku waxaa uu sheegey in go'aanka si weyn loo la socodo iyo saameynta uu ku yeelan karo Soomaalida kale ee iyana laga yaabo in laga musaariyo dalka Mareykanka.
  • C/llaahi Jaamac Ilkajiir ayaa ku dhawaaqay natiijadda doorashada Duqa degmada Boosaaso, waxaana uu sheegay in Xasan Cabdulle Xasan uu ku guuleysay doorashada oo helay cododkii Mudanayaasha kulanka ka soo qeybgalay.