Qeexid

Codkar ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codkarnimo oo kali ah:
  • Waa laba nin oo aqoon, khibrad, talo qaadasho,talo wadaag, codkarnimo, halkannimo, wadan u shaqayn, madaalenimo, cadaalad jacayl, iyo daacadnimo lagu yaqaan.