Qeexid

"(c.af) Laan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codeyn oo kali ah:
  • Waxa kale oo haboon in la bilaabo khaadhadh aqoonsi oo loo sameeyo muwaadiniinta reer Somaliland, taas oo ka tari doonta sida loo ogaanayo cida codeyn karta”.
  • Gudoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay sida ay codeyntu u dhacday ayaa sheegay in ra'iisul wasaaruhu uu helay codad ka badan intii uu u baahnaa.