Qeexid

"eeg codbixi. ld codbixis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codbixin oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo), ayaa isagu abaaro 11:30am 13 May.2010 waxa uu kaadhka cusub ee codbixinta iyo ka jinsiyada ka qaatay Guriga shaqaalaha ee Hargeysa.
  • Madaxda sare ee dowlada goboledka Puntland ayaa ku sugnaa madasha codbixintu ka dhacdey ku sugneyd ayaa hambalyo u direy Duqa magaalada cusub iyaga oo u sheegey in howl badan hortaalo.