Qeexid

"Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codbixi oo kali ah:
  • Guddida Doorashada Somaliland oo Shaaciyey Diiwaangelinta Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay wakhtiga ay diiwaangelinta codbixiyayaashu ka bilaabmayso Somaliland.
  • Kadib markii Najaad uu helan codadkii codbixiyaash 62% taasoo keentay in ay qaadacaan ragii latartamayay oo uu ugu cadcadaa ninka layidhaahdo miir xusen musawi oo sheegay in uu Najaad kushubtay laakiin ugudanbayntii.