Qeexid
Qalab elegtaroonig ah oo codka dheereeya.
Qalab elegtaroonig ah oo codka dheereeya.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Cid amaahbixisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg codbixi. ld codbixis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]