Qeexid
Ciyi midig loo leexiyey si loogu daro masayda midigta ka jirta masaydii ciyiga laga qabtay, marka raarka la samaynayo.
Ciyi midig loo leexiyey si loogu daro masayda midigta ka jirta masaydii ciyiga laga qabtay, marka raarka la samaynayo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin.
Qeexid Xigta: Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Qeexid Xigta: Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciyi loo leexshay bidix oo lagu daray masaydii bidixda ka jirtay masayda ciyiga laga qabtay, marka raarka la sameynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ci'2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]