Qeexid

Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin.

Qeexid Xigta

Xarar lagu dhigo rarada ama weel.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyi oo kali ah:
  • Boorame, dadka faro ku tiriska ah ee Jaamiciyiinta ah ee ku soo laabtay Dalka si Ay u furaan Jaamicaddii u horaysay ee dalka laga furo, waxa ka mid ah Mudane Sulieman Ahmed Guuiled.
  • Taiwan waxay ka go’day Shiinaha 1949-kii, markii ay xoogagii Shuuciyiintu qabsadeen Pecking, ilaa wakhtigaana waxa soo taagnaa khilaaf dhinaca Siyaasadda ah oo u dhaxeeya labada dhinac.