Qeexid

"ld cayaaryahan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyaaryahan oo kali ah:
  • Ilhan Mansiz oo ahaa ciyaaryahankii dhaliyay goolkii dahabiga ahaa ee Turkigu kaga badiyay Senegal, ayaa dhaliyay goolkiisii saddexaad intii tartanku socday isla daqiiqaddii 32aad ee qaybtii hore.
  • Intaa ayaan kusoo gabagabaynaynaa guud ahaan Taariikhdii Ciyaaryahan Luis Alberto Suárez Díaz, waxaana idiin ballan qaadeynaa in Taariikhda Ciyaaryahannada aan mid mid idin kugu soo gudbin doono inshaa Allaah.