Qeexid

"ld cayaartoy1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyaartoy oo kali ah:
  • Chelsea iyadoo weli ku guda jirta soo iibsashada ciyaartoyda magaca leh, ayay dorraad baayaceen weeraryahanka reer Romaaniya Adrian Mutu oo u safta kooxda Parma ee dalka Talyaaniga.
  • Ciyaarta bilowgeediiba waxaa weeraro is-dabajoog ah qaaday ciyaartoyga kooxda Gebilay, waxaana u suurtogashay in ciyaaryahanka Liibaan Maano uu laba gool oo xidhiidh ah u saxeexo kooxda Gebilay.