Qeexid

ld cayaarin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyaarin oo kali ah:
  • London (AP) – Sumcadda kooxaha Isbaanishku waxay saaran tahay seef afkeed ka hor inta aanay la ciyaarin kulamada Arbacada ee tartanka koobka horyaalada Yurub.
  • Romario faallo kama bixin warkaa, balse wuxuu ka bixiyay jawaab kooban, “waxaan fahamsanahay inaanan kubad wanaagsan ciyaarin.”