Qeexid

ld cayaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyaarid oo kali ah:
  • “Kooxdu marna kamay caajisin raacdada ay ugu jirtay helitaankayga, anigu markasta waan ka warhayay in Manchester tahay ta keliya ee aan weligay ku hamiyi jiray u ciyaariddeeda,” sidaa waxa yidhi Beckham oo ka hadlayay xafladdii heshiiska.
  • Waddamadani wxay dhammaan ku wareegayeen la ciyaaridda Brazil, halka ay Brazil oo martigelinaysa tartanka ay shan ka mid ah ciyaaraheedii ku yeelatay Rio De Janeiro.