Qeexid
/mg2 C./ka c.: naflayda qaarkood ci' ka dhawaajin.
[-iiyay, -iisay]
f.g/mg2 C./ka c.: naflayda qaarkood ci' ka dhawaajin.
Fal / verb
Gudbe / transitive
m.f.dh
Qeexid: eeg cisii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ciso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xurmo.
Qeexid Xigta: Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Cid sharfid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Habeenka intiisa hore; fiid.
Qeexid Xigta: (dii.) Shanta salaadood ee Islaanka faralka ku ah midda habeenki la tukado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld cayaarsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Xubnaha taranta labka ee dibiga, wanka, orgiga iwm.
Qeexid Xigta: Caws yaryar oo dhaqso u soo baxa marka roob ku da'o.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Ka c.: cid ciil badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Carruur cunto afka ugu gurid.
Qeexid Xigta: Cid cunno cunaysa maaweelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Biyo, caano iwm nafley af ka siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cisee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld caashaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Nafley cabsi ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]