Qeexid

"Cid sharfid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cisee oo kali ah:
  • Caabudoo Ilaaha cisee waa Rasuul camala waa kheyre.
  • Shacabkana waxaa la gudboon in ay ciseeyaan culimadooda, kuna garabgalaan howsha hiilka u baahan ee maanta hortaalla.