Qeexid

"Timo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirro oo kali ah:
  • Xoghayaha arrimaha dibadda ee UCID C/Raxmaan Cirro ayaa isna sheegay inuu ururkoodu dadaal ugu jiro sidii ay Somaliland Ictiraaf u heli lahayd laamo kale duwan ay ku leeyihiin Caalamka.
  • Waxaanan joognaa adduunyo arxandaran oo la isku dhiirrigeliyo in dhulka lagu malaaso magaalooyin ay malaayiin qofood ku noolyihiin, caruur iyo cirroole midkoodna aan la badbaadin.