Qeexid
Meel, wax ciriiri ah ahaansho. ld cariiryoon.
[-naa, -nayd]
f.mg4Meel, wax ciriiri ah ahaansho. ld cariiryoon.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ciriiryoon. ld cariiryoonaan, cariiyoonaansho, ciriiryoonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld ciriiryoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld ciriiryoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cariirin, cariiryid, ciriirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.g) Meel, ciriiri ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.
Qeexid Xigta: Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.
Qeexid Kale: Wax heliddooda adagtahay. 4. Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto. ld cariiri1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ciriiryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciriiryoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ciyoon fk. ld ciyow2.
m.dh
Qeexid: ld cirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld ciriiryoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-yaabay, -yowday; -yaabi) Baraarugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld biriiryaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Qeexid Xigta: Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qeexid Kale: Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bacaad qorraxdu kululaysay.
Qeexid Xigta: Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Qeexid Xigta: Ciribdambeed. ld cidhib1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qeexid Xigta: Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ciribla' m.l/dh (-'yo, m.dh) Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.
Qeexid: ciribgo'id m.f.dh eeg ciribgo'.