Qeexid

"Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed."

Qeexid Kale

Wax heliddooda adagtahay. 4. Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto. ld cariiri1.

Qeexid Xigta

Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciriiri oo kali ah:
  • Iyadoo qeyb la iga siiyay waqtigii loo qoondeeyay shaqsiyaadka loo gartay in ay shirka ka hadlaan ayaa haddana aysan ii suuragelin in aan halkaa ka jeediyo dhammáan wixii aan doonayay oo dhan in aan soo bandhigo, waqtiga oo ciriiri ahaa awgeed.
  • Qaadka iyo Sigaarka waa in ciriiri laga dhiga oo aan si fudud loo hilin.