Qeexid

"Bacaad qorraxdu kululaysay."

Qeexid Xigta

Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirid oo kali ah:
  • Dentin waxaa ka hooseeya jiidh yar oo ciridka ka mid ah oo ay dhex socdaan xidido dhiiga kor iyo hoos u dhex wada ilkaha.
  • Si la mid ah xayawaanka intiisa kale, ilkaha dadku waxay dhex qotomaan ciridka kuwaas oo ciridka kula jira in ka badan inta muuqata.