Qeexid
Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.
[-eelay, -eeshay]
f.mg1Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ciribbeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Qeexid Xigta: Ciribdambeed. ld cidhib1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ciribla'aan m.dh Ciribdambeed xumo.
Qeexid: ciribgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Wax jiritaankooda baabi'id.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qeexid Xigta: Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ciribgo'id m.f.dh eeg ciribgo'.
Qeexid: ciribla' m.l/dh (-'yo, m.dh) Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ciilbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciribgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ciribxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld ciribtir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aayo xumi. ld ciribxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bacaad qorraxdu kululaysay.
Qeexid Xigta: Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]