Qeexid

"Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta."

Qeexid Xigta

Ciribdambeed. ld cidhib1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirib oo kali ah:
  • Maxamuud Sheekh Xaamid Agaasimaha Guud ee Ururka Kaalo ayaa waxa uu sheegey in gudniinkan uu yahay mid dhibaato ballaaran ku haya Haweenka oo aan meelna ka soo galin Shareecadda Islaamka, sidaasdarteed loo baahan yahay in laga guuro oo la cirib-tiro.
  • Waxay heshiis ku yihiin in la cirib-tiro Kilyaha, Sambabada, iyo Beerka oo xulufo ku ah magaca Kalkaal.