Qeexid

ld cirbaxeen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirbixiyeen oo kali ah:
  • Qaraabada Cirbixiyeenada la socday Dayax-Gacmeedka ayaa ku sugayay xarunta Kennedy balse waxay ka dareereen markii ay maqleen burburka ku dhacay dayax gacmeedka.
  • Cirbixiyeenada dhintay waxa ka mid ahaa, cir bixeenkii ugu horeeyay ee u dhashay Israa’iil ee raaca dayac gacmeedada oo la odhan jiray Col: Ilyan Romun.