Qeexid
Hadal xigmad badan oo qoto dheer.
Hadal xigmad badan oo qoto dheer.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (nax.) Hadal aan qornayn (eeg af tiraab).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah lagu gurto.
Qeexid Xigta: Konton (50) kiilo oo timir ah oo jiraab caw ka samaysan ku jirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin.
Qeexid Xigta: Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jirrabaad qof gef sameeyey la mariyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid gef sameysay jirrab marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay.
Qeexid Xigta: ld tiraabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Qeexid Xigta: Roob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.fk
Qeexid: Qayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciryar. ld ciryaraansho, ciryari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Qeexid Xigta: Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qeexid Kale: Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Timo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bacaad qorraxdu kululaysay.
Qeexid Xigta: Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Qeexid Xigta: Ciribdambeed. ld cidhib1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Faras, rakuub iwm si uu orodka u dheereeyo cirbaha ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld canab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]