Qeexid

"Jirrabaad qof gef sameeyey la mariyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciqaab oo kali ah:
  • Sidoo kale Wareegatada waxaa lagu sheegay in wixii maanta ka danbeeya askarigii ka tirsan dawladda ee kasoo baxa heeganka iyo goobaha howlgalada uu muteysan doono ciqaab sharci ah.
  • Waa kuwan kuwa ugu caadisan: Eed ka deyn waxa looga jeedaa in sharcijebiyaha digniin la siiyo, laakiin waxa la geliyaa diiwaanka ciqaabta ee booliiska.