Qeexid

"Inta sano ee wax jiraan. ld cumri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimri oo kali ah:
  • Haddii dagaalada u dhexeeya beelaha loo dhaba galo rag magaca dawladda ku hadla ayay mashruuc u tahay, quudiyana nabad-galyodarrada si cimrigeedu u sii dheeraada.
  • Sadex waxba lama heli karo oo bani’aadamka waa ku dhib, Cimri inagu filan ma heli karno, Waqti munaasab ah oo sideynu rabno wax u hagaagaanan maheli karno,dad isku wada caqli iyo aqoon ahna ma heli karno.