Qeexid

"(-ooyin m.l) Xaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimilo oo kali ah:
  • Sidee buu Doorsoonka Cimilo u Saameeyey Xilligii Idaha Sumalka Lagu Qoraalkani waxa uu qayb ka yahay aqoon-baadhis ay wada sameeyeen hay’adda Candlelight iyo Jaamacadda Camuud.
  • Waxa uu ku saabasan yahay sida uu doorsoonka cimilo u Dhaqan-ahaan, xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed, xilli go’an mooyaane, si joogto ah sumalka uguma daraan idaha.