Qeexid

"cimilada lamaddegaanka m.dh (juqr.) Nooca cimilada ee dhulka oomanaha ah, amase aan helin qoyaan iyo roob joogto ah. Cimiladani waxa ay dhacdaa oo laga helaa loolal badan dhexdooda. Waxaase ugu caansan tan kulaaleyda iyo tan loolalka dhexe. Qoyaanka lagu asteeyaana waa 250mm (10 in) inkasta oo qoyaankaasi ku filanyahay inuu kaymo ka saaro waqooyiyada kanada iyo Saybeeriya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimilada oo kali ah:
  • Magaalada Maarsamage cimiladeedu waa mid aad u fiican, kana mid ah magaalooyinka soomaaliya ugu cimilada wanaagsan.
  • Isbeddelka cimilada dunida, faahfaahinta farsamada guriga cagaaran iyo raadaynta doorsooka cimilada ee dhulkeenna ayaa si fiican loogaga boganayaa buugga.