Qeexid

"Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo lagu dilo."

Qeexid Xigta

Dhismo yar oo dulduleelo wax laga toogto leh, oo cadawga loogu gabbado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimil oo kali ah:
  • Iskaashiga waxbarasho ee Malmo iyo Hargeysa ka sokow waxa isna jira iskaashiga guud ee labada ay tahay markii kuugu horaysay Hargeysa muxuu yahay farqiga u dhexeeya cimilada Malmo iyo ta Hargeysa?
  • Cimiladu may hagaagsanayn oo waxa da’ayey roob aan kala go’in ilaa gelinkii dambe, haddana kamay joojin dadweynihii reer Oslo iyo kooxihii ciyaarayeyba xuska maalintaa qiimaha leh.