Qeexid

ld cimaamadayso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimaamado oo kali ah:
  • Maleeshiyada la socota gaadiidka Maxkamadaha ayaa waxaa afka ugu duuban cimaamado, waxayna muujinayaan inay yihiin xoogaga Islaamiyiinta ah, kuwaasoo dagaalka kula jira dowlada iyo ciidamada taageera, mase jirto wax qalalaase ah oo dhacay.
  • Goobjoogahan wuxuu sheegay inuu arkay afar qof oo laba ka mid ay xirnaayeen dharka ciidamada, halka labada kale ay wajiga ugu duubnaayeen cimaamado, iyadoo dhaawacyadii ka dhashay dagaalka ay qayb ka yihiin kooxaha dagaalamay.