Qeexid

"cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cimaamad oo kali ah:
  • Waxaa cimaamadda uu dhiibi nin Wardiiq ah oo ka sii ah Reer Yeesif oo ka sii ah reer Geedi Cali ah.
  • Maleeshiyada la socota gaadiidka Maxkamadaha ayaa waxaa afka ugu duuban cimaamado, waxayna muujinayaan inay yihiin xoogaga Islaamiyiinta ah, kuwaasoo dagaalka kula jira dowlada iyo ciidamada taageera, mase jirto wax qalalaase ah oo dhacay.