Qeexid

"Wax cilmi ku dabaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cilmiyee oo kali ah:
  • Waa ninka ku leh: Aqoonyaridu ummadda waxay dhaxalsiisaa in ay kala saari kari waydo shalay iyo maanta; siinka iyo saadka, saliidda iyo biyaha, caadifadda iyo xaqiiqda,arrimahan oo u baahan bislaansho caqliyeed iyo mid cilmiyeed.
  • Dood-cilmiyeedkaas oo uu soo diyaariyay Akaademiga Nabadda (A.