Qeexid

"Raadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cilmibaaris oo kali ah:
  • Cilmibaaris uu soo saaray Institute for Public Policy Research sanadkii 2007, waxaa lagu qiyaasay ragga Soomaliyeed in yihiin 38% halka dumarkana ka noqdeen 62%.
  • Cilmibaaris uu soo saaray Institute for Public Policy Research sanadkii 2007, waxaa lagu qiyaasay ragga Soomaliyeed in yihiin 38% halka dumarkana ka noqdeen 62%.