Qeexid

"Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga."

Qeexid Xigta

Iin wax leeyahay.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cillad oo kali ah:
  • Aniga waxay ila tahay in laba cillad oo u baahan in la saxo ay maxkamadu heysato. 1. In xeerar u yaala dhamaan lagu dabaqo shareecadda Islaamka.
  • Warku wuxuu intaa ku daray in sababta biyo la’aanta keentay ay tahay, Ceelashii biyaha ee Ceel-gaal iyo karuure oo aagaas biyo u ahaa oo jabay, kadib markii ay cillad farsamo awgeed fadhiisteen mashiinadii Ceelashu.