Qeexid

"ld calaaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cilaaqaad oo kali ah:
  • Kulanka Madaxdaasi ayaa la sheegay in la iskula sooqaaday Xiriirka labada Dal iyo sidii loo abuuri la haa Iskaashi Caalami ah oo ku aaan sii horumarinta Cilaaqaadka Soomaaliya iyo Faransiiska.
  • Inta waqtigaan lagu jiro, sheyga ugu weyn oo qadarinta la siinayaa waa inuu ahaadaa carruurta iyo cilaaqaadka ay la leeyihiin mid kasta oo ka mid ah waalidkood.