Qeexid

ld ciirsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirsad oo kali ah:
  • Dadka Magaalada Muqdisho ayaa intooda badan waxa ay yihiin kuwo qaba wel-wel iyo cabsi la xiriirta Xaalada Magaalada oo aan la isku haleyn karin,islamarkaana aysan garaneyn dadku meel ay uga ciirsadaan.
  • Mar saddexaadna, waxaan hubaa inay noqon doonto talo iyo ku-dayasho meel ay ugu ciirsadaan dhallinyarada iska dareenta hibada maanso-curintu inay ku duugan tahay.