Qeexid

"Midabka ciiryaamada; wixii kaloo midabkaas yeesha (habaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm)."

Qeexid Xigta

Boor ay dabayl kicisay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciiro oo kali ah:
  • "Ciidamada AMISOM ma kala yaqaan xildhibaan, wasiir, shacab iyo xoogaga kasoo horjeeda dowlada, dhamaantood waxay ula dhaqmaan si isku mid ah oo ah inay dilaan ama handadaan" ayuu yiri Xildhibaan Ciiro oo eedeyntiisu ay ahayd mid kulul.
  • Cabdulahi Siciid Samatar ayaa sheegey in wareysiga VOA ka qaadey Khaliif Cali Ciiro uu ahaa mid shirqool ah oo Puntland looga furayo xisbiyada islamaiyiinta ah ee ku dagaalamaya Koonfurta iyo gobolada Dhexe ee Somalia.