Qeexid

"Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid."

Qeexid Xigta

Gaasirid, isdhimid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirciir oo kali ah:
  • Isbitaalka magaalada Kismayo ayaa la ciirciiraya dhaawac gaaraya 135 qof halkaasoo la sheegayo in daawadu tahay mid gabaabsi ah.
  • Lama ogaan karo meel uu ku dambeyn doono khilaafka labada dhinaca oo sababi karara gacan ka hadal koxaha is haya madaama magaalada la ciirciireyso maleshiyaad kala tageersan dhinacyada muransan.