Qeexid

Ciil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciirad oo kali ah:
  • J: Waxaan u malaynayaa Anigu haddaan tilmaamo ciirada saaran waa afka baarkiisa, waayo ma ogi sababata dawladda Britain u aqoonsan weyday Ma garanayo laakiin Britain xoog ugumay lahayn Somaliland siduu Talyaanigu xooga ugu lahaayeen Soomaaliya.
  • J: Waxaan u malaynayaa Anigu haddaan tilmaamo ciirada saaran waa afka baarkiisa, waayo ma ogi sababata dawladda Britain u aqoonsan weyday Somaliland.