Qeexid

Wax ciil hayo ahaansho.

Qeexid Xigta

ld cillan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciillan oo kali ah:
  • Gaar ahaan waxaan wax badan u ciillanaa hanti-murtiyeedkii rag uu Afqalooc ugu horrayo.
  • …………………………………………………………………………………………………………………… Adoo ciillan cid aad u cabato garanwaa Waxaan ahay nin waayeel ah oo afar iyo toddobaatan jir ah, waxaanan maqlay in badan dad leh ‘maxaa ka habaaray ciidamadeena alfaan garbaha lagu qaato?