Qeexid
(-xay, -xday; -bixi) Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
(-xay, -xday; -bixi) Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ciilbeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: I. ah: qof aqoon iyo waayo aragnimo u leh nolosha magaalada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciilbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bixinta la bixiyo saami cid lagu lahaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xilbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Saami cid lagu lahaa bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciilbeel. ld ciilbeel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: U c.: uurxumo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax ciil hayo ahaansho.
Qeexid Xigta: ld cillan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Uurxumo.
Qeexid Xigta: ld ciilqabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ciilcunid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Muddo badan ciil qabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sas m.l) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn. Ciise kaddib m.fk (taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise. Ciise kahor m.fk (taar.) (C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro.
Qeexid Xigta: ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]