Qeexid

"Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciil oo kali ah:
  • Ugu dambayntii waxaa xusid mudan in Ismaaciil Cumar Geele iyo waftigiisu ay qayb ka yihiin sidii ay ugu kuur gali lahaayeen isbadalka ku yimid magaalada Muqdisho, kaddib markii ay meesha ka baxeen Al-shabaab.
  • Wararka ka imaanaya Degmada Diisnoro Gobolak Bakool ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay dhaawac gaarsiiyeen Sarkaalkii u sareeyay mashruuca talaalka cudurka dabeysha ee Degmada Diinsoor Ismaaciil Macalin Axmed.