Qeexid

"Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata."

Qeexid Kale

(e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.

Qeexid Xigta

(-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciidan oo kali ah:
  • Waynu ognahay waxa miisaaniyaddeenu tahay, waa ilaa afartan milyan, bal marka afartankaa milyan aynu ku hayno intaad ogtihiin oo ciidan ama shaqaale ah, markaynu wax kastaaba ha ina kala gaadhgaadhaane dalkan nabadiisa ku hayno maxay noqonaysaa.
  • Cabdi Qaybdiid, Taliyaha Ciidanka Xoogga Somalia Gen.