Qeexid

"Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro."

Qeexid Xigta

ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciid oo kali ah:
  • "In maalin walba shacabka lagu kor dagaalamo oo madaafiic lagu garaaco ma ahan dagaal, balse dagaal waa mid lagu kala adkaado, ciidamada AMISOM ee DF u soo gurmaday waxay dagaalka ka dhigteen mashruuc" ayuu yiri Axmed Daaci.
  • "Hadalkaygii wxaan ku sheegay in ciidamo suga amaanka Somalia loo diro halkaas si loogu guulaysto dib u dhiska dalka ay dagaaladu burburiyeen" ayuu warfidiyeenka ugu sheegay Geelle Magaalada New York.