Qeexid

"ld cifo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cigo oo kali ah:
  • Ninkaan Soomaaliga ah ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan mxakamad lagu soo saarid oono dalkaas laguna qaadi doono waxa sharcigoodu ka qabo ka ganacsiga Qaadka oo ah kiiska hada lagu hayo ninkaan oo la qabtay maalinimadii shalay ahayd.
  • Guddigu waa inay hubiso in hayaddo jebisay sharciga u yaala hayadaha caalimiga ah ee ilaaliya xuquuqda aadanaha oo haddii ay jebisay sharcigooda, iyo ka Somalilandba, waa in dawladda Somaliland talaabo cad ka qaado oo sharcigana lala tiigsadaa.