Qeexid

"(-llo m.dh) Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cigaal oo kali ah:
  • Madaxweyne Cigaal, waxa socdaalkiisaa ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Siciid Gees, Wasiirka Waxbarashada Axmed Yuusuf Ducaale, Gudoomiyaha Baanka C/raxmaan Ducaale iyo Xoghayaha Madaxtooyadda.
  • Ina-Ibraahim Cigaal baa yimi, koox baa keentay, anigu waxaan idhi halala shaqeeyo, waxaanan ka mid ahaa raggii lagu xaman jiray, maan eegayn cidda ay tahay ee waxaan eegayay danta Somaliland, haddana iyadiina waa la dayn waayay.