Qeexid
ld cidla'
ld cidla'
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Wehel la'aan dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Meel, wax cidla' ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg cidloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: cidla'joog m.dh.u Ugaar. ld duurjoog (1).
Qeexid: cidla' m.dh Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.
m.f.dh
Qeexid: eeg cidlow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Meel cidla' ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax baylah ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qeexid Xigta: Qof ama wax ka badan.
Qeexid Kale: Qaraabo; reer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid biyo ku hafin.
Qeexid Xigta: Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.
m.f.dh
Qeexid: eeg cidlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qeexid Xigta: Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la ciday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la ciday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Nafley la rabbaysna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cid2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld cillad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) (c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]