Qeexid

"Meel cidla' ka dhigid."

Qeexid Xigta

Wax baylah ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cidlee oo kali ah:
  • Mandaqaddan la cidleeyay oo xigta dhinaca soohdinta uu dalka Kuweyt la leeyahay Ciraaq, waxa haatan ka socda carbis miletari oo ay ka qaybgelayaan ciidamada Maraykanka iyo kuwa Kuweyt.
  • Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka wuxuu ka hadlay kulamadii uu magaalada Nairobi kula yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka kuwaasi oo cidleeyay xarunta Baarlamaanka, wuxuuna sheegay in uu ku wargeliyay in ay dib ugu laabtaan xarunta Baarlamaanka.